Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo xalay weeraray degaanka Ceeldheere

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday degaanka Ceeldheere ee gobolka Galgaduud sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya halkaas Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalka uu muddo saacado ah ka socday degaanka Ceeldheere oo u dhexeeya Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud. Wararka ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay la wareegeen deegaanka Ceeldheere, … Continue reading Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo xalay weeraray degaanka Ceeldheere